Cunug kasta oo diyaar u ah in uu wax ku akhristo maktabkaada
Akhriska hore waa waxa ay caruurta ka fahamsan yahiin akhriska iyo qorista ka hor inta aysan dhab ahaan wax akhrinin iyo qorin. Blogyada dhismaha luqadda iyo akhriska waxay soo baxaan saddaxda sanno hore nolosha cunugga. Waayaabaha lala kulmo caruurnimada hore waxay saameyaan sida maskaxda cunugga u kori doonto. Aqoonta akhriska hore waxaa ka mid ah:
- In la daneeyo laguna farxo buugaagta
- In la ogsoon yahay magacyada shayga, in la arko xarfaha iyo erayada, in la ogaado sida loo qabto buugga, in la ogaado si loo raaco erayada ku qoran bogga.
- In la awoodo sida loo sharaxo waxyaabaha iyo dhacdooyinka kaddibna la sheego sheekada
- In la ogaado in xarfaha leeyahiin magac iyo dhawaaq kala duwan
- Dhageysiga iyo in lagu cayaaro dhawaaqyada yaryar ee lagu soo jeediyo erayo
Akhriska, cayaarta, hadalka, heesta, iyo qorista waa shanta ku-celcelin ee kiciya koriimada maskaxda cunugga kaddibna suurtogeliya isku xernaanta ee aasaaska u noqon doonto akhriska. Riix linkiyada hoose si aad u heshid macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan dhaqankaan. Baakooyinkaan waxaa ku jira ilo ku saabsan cilmi baarista, ilaha laga heli karo maktabka iyo soo-jeedin ku saabsan sida aad cunugaada ugu diyaarin kartid in uu wax akhristo!
➤ Heesidda maalinta oo idil!
(Singing Through Your Day)
➤ Dhismaha akhriska hore ee loo adeegsado riwaayadda
(Building Early Literacy Through Play)
➤ 15 talooyinka kor u akhriska la siiyo waalidiinta ilmaha iyo saanqaadyada
(Read to Me: Read Aloud Tips for Parents)
➤ Maxuu yahay nooca buugga uu cunugeyga u baahan yahay?
(What Kind of Book?)
➤ Cunug kasta oo diyaar u ah in uu wax ku akhristo maktabkaada
(Every Child Ready to Read @ Your Library)