Main Library is open for PPL-to-go - Mon 11-6, Tues-Fri 11-4. Branch hours remain unchanged.
PPL schedules opening day for Peaks Island and Main Library, with Burbank and Riverton to be announced.
ALL BRANCHES ARE CURRENTLY OFFERING ONLY PPL To Go: How to pick up your Holds || PPL Printing To Go at the Main Library
COVID19 Resources: Find trusted information and city/state updates, with some information available in many languages.
X

Connect with the Library:

Maxuu yahay nooca buugga uu cunugeyga u baahan yahay?

Dhallaanka 0 – 6 bil:

  • Buugaagta laga helo sawiro sahlan, waaweyn ama laga helo sawiro midabo nuura
  • Buugaagta ka samaysan baakooyinka adag ee lagu tiirin karo gaariga ilmaha
  • Buugaagta ka samaysan marrada iyo finiilka (vinyl) ee lala geli karo musqusha ama la dhaqi karo

The Red Wagon

 

Dhallaanka 6 – 12 bil:

  • Buugaagta ka samaysan boorka “adag” iyo midabada nuura oo la taabto lana dhadhamiyo!
  • Buugaagta laga helo sawirada waxyaabaha la yaqaan sida kubaddaha iyo dhallooyinka
  • Sawirada yaryar ee ka samaysan blaastiig oo ku saabsan qoyska iyo asxaabta
  • Buugaagta blaastiigga ee la isticmaalo waqtiga qabeyska

The Firefighters


➤  Heesidda maalinta oo idil!
(Singing Through Your Day)

➤  Dhismaha akhriska hore ee loo adeegsado riwaayadda
(Building Early Literacy Through Play)

➤  15 talooyinka kor u akhriska la siiyo waalidiinta ilmaha iyo saanqaadyada
(Read to Me: Read Aloud Tips for Parents)

➤  Maxuu yahay nooca buugga uu cunugeyga u baahan yahay?
(What Kind of Book?)

➤  Cunug kasta oo diyaar u ah in uu wax ku akhristo maktabkaada
(Every Child Ready to Read @ Your Library)


 

Saanqaadka 12 – 24 bil:

  • Buugaagta laga helo sawirada caruurta ku hawlan waxyaabo caadi ah sida jiifka ama cayaarta
  • Buugaagta habeen wanaagsan waqtiga jiifka
  • Buugaagta ku saabsan salaanta iyo nabad gelyada
  • Buugaagta laga helo ereyo kooban oo ku qoran bog kasta
  • Buugaagta laga helo jaangooyada fudud ama qoraalada la saadaalin karo
  • Buugaagta xoolaha ee ku saabsan dhamaan noocyada xoolaha

Play

 

Saanqaadka 2 – 3 sanno:

  • Buugaagta ka hadla sheekooyinka fudud
  • Buugaagta jaangooyada fudud ay iyaga kor ka xafdin karaan
  • Buugaagta waqtiga jiifka
  • Buugaagta ku saabsan tirinta, alfabeetada, ama cabbirada
  • Buugaagta xoolaha, buugaagta baabuurta, buugaagta ku saabsan waqtiga cayaarta
  • Buugaagta ka sheekeeyo jilleyaasha la jecel yahay TVga

The Three Billy Goats Gruff